Jowhar (Radio Isnaay)- Somaaliya guud ahaan tirade ugu badan dadka ku nool waa dhalinyaro waxa ayna wajahayaan caqabada dhanka shaqada ah,dhalinyarada magaalada Jowhar ayaa dhankkooda ka hadlay caqabaha heysto ee dhanka shaqada.
Warbixinta waxaa soojedineyso :- Xaliimo Cali Ibraahim