Dhaqaatiirta Magaalada Jowhar Oo Ku baaqay In Bulshada badiso isticmaalka cunada dalka.

0
189

Jowhar (Radio Isnaay)- Dr Maxamed  Cabdi Gaalib oo kamid ah dhaqaatiirta magaalada Jowhar oo la hadlay radio isnaay ayaa sheegay in koontoraal sax aysan soo marin inta badan cunooyinka laga keeno dalka dibadiisa taasna ay halis ku tahay bulshada Soomaaliyeed,wuxuuna bulshada ugu baaqay in ay badiyaan isticmaalka cunada dalka.

Warbixintaan waxaa soojeedinayo :- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here