Ururka Haweenka Suxufiyiinta oo ka hadlay waxyaabaha u baahan in lagu daro xeerka saxaafadda.

0
148

Jowhar (Radio Isnaay)  Xeerka saxaafadda oo soo maray dood iyo marxalado kala duwan ayaa haatan Haweenka suxufiyiinta ah waxa ay dalbanayaan in dib loogu laabto oo wax laga badalo,maadaama xarumaha saxaafadda Soomaliya iyo Wariyayasha aysan haysan dhaqaalo ku filan iyo mushaar lagula xisaabtami karo.

Warbixintaan waxaa soojeedinayo :- Maryamo Sheekh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here