Gabdhaha Barta Xirfada Cilaan Saarka oo ku soo Badanaaya Magaalada Jowhar.

0
167

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa jira Xirfado kala duwan oo ay bartaan Gabdhaha islamarkana ay ku shaqeysta lkn waxaa muuqata in gabdhaha Magaalada Jowhar ay hadda badankooda ku baraarugeen Xirfada Cilaan Saarka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here