Magaalada Jowhar oo laga Hirgalinayo Xarun lagu Daryeelo Dadka Qaba Cudurada Faafa.

0
188

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiiru dowlaha Wasaarada Cafimaadka dowlad goboleedka hirshabeelle  Dr Muxudiin Muqtaar Macalim  ayaa waxa uu sheegay in wasaarada caafimaadka hirshabeelle ay qorsheyneyso in  dadka qaba Cudurada faafa loo sameeyo Xarumo gaar ah oo lagu dabiibo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa: – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here