Galmudug oo ku Baaqday in si degdeg ah loogu gurmado Dadka ay saameysay Biyo la’aanta ee Deegaanada Maamulkaasi.

0
161

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shirka Golaha Wasiirada ayaa ee Maamulka Galmudug ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin Miisaaniyadda Dowlad Goboleedka Galmudug ee 2022, Xeerka Biyaha iyo xaaladaha biyo la’aaneed ee soo food saaray deegaannada Galmudug.

Warbixintan Waxaa Inoo soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here