Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka ku nool Tuulada Daanyeerey oo dhinaca koofur ka xigta Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa Soo wajahay xaalad adaga oo dhinaca nolosha ah ka dib markii Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ay Saameyn xoogan ku yeesheen goobihii Caafimaadka iyo Waxbarashada ee Deegaanka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya – : Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.