Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gabdhaha suxufiyiinta gobolka shabeellaha dhexe ayaa waxa ay ka hadleen ahmiyada ay gabdhaha suxufiyiinta shabellaha dhexe ugu faa’iideysan karaan tababarada ay bixinayaan ururka gabdhaha suxufiyiinta soomaliyeed kuwa oo doorka saara mar walba gabdhaha una dooda xaquuqdooda.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.