Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wafdi ay Hogaamineysay Wasiirka Cafimadka Xukumada Federaalka Somaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa waxa ay maanta so gareen Magalada Jowhar Casimada Hirshabelle waxana Magaalada Jowhar ku soo dhaweyay Mas’uuliinta Maamulka Hirshabelle iyo Wasaradda Cafimaadka Hirshabelle.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Xaliimo Cali Ibraahim.