Dhalinyarada Jowhar ka Hadlay Faa’iidooyinka dhanka Waxbarashada ee Isticmaalka Internet-ka.

0
351

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tan iyo markii ay soo baxday, Aalada casriga ah ee fogaan araga waxaa soo Batay Ardayda wax ku baraneysaa Aaaladaha internetka.

Sidoo kale waxaa si fudud  loogu kala iibsanayaa ganacsiga kala duwan iyado qaarkood goobo kala fog ay wax ku kala ibsanayaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here