Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka, Cabdulqaadir Maxamed Aadan ayaa magaalada Garowe ka furay shirka dib-u-eegista Mashruuca Biyoole, kaasoo intii sanad iyo bar ah ka socday Maamul Goboleedyada Puntland, Galmudug iyo Koofur Galbeed, ayadoo wejigiisa labaad lagu soo dari doono Maamullada Jubbaland iyo Hirshabeelle.
Warbiixntan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.