Ganacsatada Magaalada Jowhar oo Walaac ka Muujiyey burburka Waddooyinka Caasimadda.

0
326

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wadada dhexmarta suuqa weeyn ee magaalada Jowhar iyo wadooyinka kale ee ku hareereysan ayaa waxaa kajira burbur xoogan iyadoona saameyn ay kusii yeesheen roobabkii dhawaan ka da’ay magaalada,waxaana dhib ku qabo gaadiidka isticmaala wadooyinkaasi oo qaarkood badeecadaha geeya suuqa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here