JOWHAR (Radio Isnaay) – Dadkan oo raaci jiray Baabuur Qaarkoodna lugeeyn jireen ayaa hadda ku safra Doomo Waxaa Maalintii ku soo Xirta ku Dhawaad Soddon Doomood oo ka soo Safra Tuulooyin Hoos Yimaada Jowhar iyo Balcad ee dhanka Koonfur iyo Bari ku Teedsan.
Warbixintaan waxaa soo Jeedinaysa:-Maryama Sheikh Cabdi