Bulshada Kunool Laanta Badacas ee Magaalada Jowhar oo Dalbaday in lataageero Dadka danyarta ah ee Kunool Halkaasi.

0
126

Bulshada Kunool Laanta Badacas, Xaafadda Hanti-wadaag ee Magaalada Jowhar ayaa Sheegay in Dhibaatooyin Xooggan ay kasoo gaareen Roobabkii kada,ay Magaalada Jowhar oo saameyn xooggan kuyeeshay.

Dadkaan ayaa ubadan kuwo  kasoo barakacay biyo la,aan kajirtay Tuulooyinka Baadiyaha ah ee ay deganaayeen kahor inta aysan soo dagin Laanta Badacas ee Xaafadda Hanti-wadaag waxaana ay xuseen in Cudurada ay kadilaaceen Xaafadaasi Maadaama ay Guryahooda Kujiraan Biyaha Roobka Islamarkaana ay dumeen Boosaneeradii Msuqulaha Halkaasina ay kadhasheen Cuduro kaladuwan oo ay ugu Horeeyaan Duumada iyo Shuban biyoodka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here