Maamulka Iskuulka Baarey Oo ka deyriyay xaaladda waxbarasha  ee Tuulada Baarey.

0
139

Jowhar ( Radio Isnaay)-Maxamuud Yuusuf Suleeymaan oo ah maamulaha dugsiga Baareey oo kuyaalo tuulada Baarey oo hoostimaada magaalada Jowhar ayaa sheegay in xaalada waxbarasha ay haatan tahay mid liidato isagoona maamulka ka codsaday in wax laga qabto xaalada waxbarasho.

Warbixintan waxaa soo jeedineyso:- Maryamo Sheekh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here