CAYAARAHA Sidee Ku Kala Badin Karaan Man United Vs Man City , By admin - November 5, 2021 0 230 FacebookTwitterPinterestWhatsApp JOWHAR (Radio isnaay) Sidee Ku Kala Badin Karaan Man United Vs Man City , Ole Iyo Pep Yay Taatikadiisa Shaqeyn Doontaa? Kulankaan waxa uu dhanka kale cadaadis saarayaa macalin Ole Gunner oo calaamad su`aal ay dul saaran tahay mustaqbalkiisa kooxdaas.