JOWHAR (Radio Isnaay) – Cabdisalaan Cabdullahi Angoola oo ah Guddoomiyaha Hey’ada Qaxootiga iyo Baracyasha Hirshabelle iyo guddomiye ku xigeenka Hey’ada oo ay wehliyaan guddoomiye ku xigeenka arrimaha dib u heshisiinta iyo Federaalka gobollka Shabellaha dhexe iyo duqa Magalada Jowhar Salax Mudey Cali aya waxa ay kormeer ku tageen kaamka Jilyaale ee Magaalada Jowhar iyaga oo indho indhen ku sameyay xalada adag ee heysata Barakacyaasha.
Warbixintaan waxaa soo Jeedineysa:- Xaliimo Cali Ibraahim.