Waddada  Jowhar iyo Muqdisho Oo ay ka socdaan Dib u dayactir

0
134

JOWHAR (Radio Isnaay) –  Iyadoo roobabkii ugu danbeeyay ee ka da’ay Magaalada Jowhar ee Caasimada Dowlad Gobaleedka Hirshabelle iyo deegaano hoostago ay saameeyeen wadado xiriiriso Magaalooyinka Jowhar iyo Muqdisho islamarkaana ay adkaatay in gaadiidka ay isticmaalaan ayaa haatan waxaa bilowday dib u dayactir lagu Sameynaya Wadadaasi.

Warbixintaan waxaa soo jeedinaya:-  Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here