JOWHAR (Radio isnaay) Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha ee laga helay dalka gaar ahaan Afartii isbuuc ee lasoo dhaafay.
Tirada 4-tii asbuuc ee u dambayay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 22,846
o Laga Helay: 1424
o Somaliland: 960
o Puntland: 313
o Hirshabelle: 69
o Konfurgalbeed: 36
o Banadir: 25
o Jubbaland: 20
o Galmudug: 1
o Lab: 696
o Dhedig: 728
o Bogsashada: 840
o Dhimasho: 114 (Somaliland:94, Puntland:9, Banadir:5, Jubbaland:5, Hirshabelle:1)
Tirada Guud ee Laga Helay: 22,693
Bogsashada Guud: 10,767
Dhimashada Guud: 1,294