Sara ukac kuyimid qiimaha Shidaalka Oo laga dareemaya Suuqyada magaalada Jowhar

0
116

JOWHAR (Radio Isnaay)- Qaar kamid ah ganacsatada shidaalka kuu iibiyo magaalada Jowhar ayaa sheegay in marba marka ka dambeyso uu sii kordhayo qiimaha shiidaalka iyagoona xusay in suurogal ay tahay in ay xirmaan qaar kamid ah goobaha shidaalka lagu iibiyo.

Warbixintan waxaa soo jeedineyso:- Xaliimo Cali Ibraahiim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here