Maamulka Tuulada Daanyareey ee magaalada Jowhar Oo dalbaday  in gurmad lagaarsiiyo

0
119

JOWHAR (Radio Isnaay)- Guddoomiyaha Tuulada Daanyeerey Cabdulqaadir Sheekh Axmed Caarif oo la hadlay Radio Isnaay ayaa sheegay in tuulada ay ka jiraan cuduro ka dhashay fatahaadaha isagoona maamulka gobalka Sh/dhexe ka dalbaday gurmad deg deg ah.

Warbixintan waxaa soo jeedineyso:- Maryamo Sheekh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here