Barakacayaasha Magaalada Jowhar Oo Sheegay in ay wajahayaan xaalada adag

0
116

JOWHAR (Radio Isnaay)- Magaalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaleedka Hirshabelle waxaa ku sugan tiro barakacayaal ah oo ku jiro kaamam ku yaalo gudaha magaalada,kuwaas oo siyaaba kala duwan kaga soo barakacay tuulooyin yimaada magaalada,waxaana haatan saameyn xoogan ku yeeshay roobabkii dhawaan da’ay.

Warbixintaan waxaa soo jeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here