Seylada Xoolaha lagu iibiyo ee Jowhar Oo mudo sedax tobaad ah xiran

0
223

JOWHAR (Radio Isnaay)- Roobka dayrta ee ka da’ay magaalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaleedka Hirshabelle ayaa saameyay suuqa lagu iibiyo xoolaha ee magaalada,iyadoona haatan xoolaha lagu iibinayo goob ka baxsan suuqa.

Warbixintan waxaan soo jeedineyso :- Maryama Sheekh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here