JOWHAR (Radio Isnaay) – Kulanka wadatashiga Xanaaneynta Caruurta ayaa waxaa iska kaashanaayay Wasaaradaha Waxbarashada Hirshabeelle iyo Dowlada Dhexe Wxaaana kasoo qeyb galay maamulayaasha dugsiyada lagu Xanaaneeyo Carruurta iyo qeybaha Kala duwan ee bulshada.
Warbixintaan waxaa soojeedinayo:- Cabdiwali Axmed Hilowle