Beeraleyda  Jowhar Oo Loogu Baaqay In Qaataan Wacyigalinta Kahortaga Fatahaadaha Wabiga.

0
198

Jowhar –( Radio Isnaay ) – Sarkaal ka tirsan wasaaradda beeraha iyo waraabka hirshabelle oo sheegay inaay sameeyeen  wacyigalino ku aaddan inta aysan  dhicin fayahaadda kusoo noqnoqotay G/Sh/Dhe  bale ay  kagaabiyeen beeraleeyda

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : ‑ Maryama Sheikh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here