Barnaamij bukaanada hab online ah lagu daaweynayo oo laga daahfuray Jowhar

0
207

JOWHAR ( Radio Isnaay)- Wasaarada Caafimaadka dowlad gobaleedka Hirshabelle ayaa isbitaalka weyn ee magaalada Jowhar ka daahfurtay barnaamij loogu magac daray Telemedicine kaas oo bukaanada ay kula kulmayaan dhaqaatiir joogto dalka dibadiisa iyadoo la isticmaalaya internetka.

Warbixintaan waxaa soo jeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here