Garoonka Diyaaradaha Istanbul oo loo aqoonsaday kan ugu wanaagsan Yurub

0
191

JOWHAR (Radio isnaay) Garoonka diyaaradaha magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa loo aqoonsaday kan ugu wanaagsan guud ahaan gegooyinka diyaaradaha ee Qaaradda Yurub.

SIda lagu shaaciyay shirkii 17 aad ee Golaha Garoomada Diyaaradaha Yurub ee caalamiga ah kaas loo soo gaabiyo ACI.

Garoonkan waxaa la furey sanadkii 2019 waa garoonka ugu weyn Yuurb, sidoo kale uu yahay kan labaad ee ugu balaaran caalamka oo dhan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here