Ardayda Jaamacadaha Baladweyne oo Wacyigalin Caafimaad u Sameeyay Barakacayaal.

0
266

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar ka mid ah ardayda dhigata jaamacadaha ku yaalla magaalada balad weyne ee gobolka hiiraan ayaa maanta waxa ay gaareen kaamamka ku yaalla Duleedka magaaladaasi.

Ujeedka safarka ardayda ayaa ahaa sidii looga wacyigalinlahaa Barakacayaasha xaaladaha caafimada iyaga oo gaarsiiyay daawooyin.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here