JOWHAR (Radio isnaay) – Fatahaada webiga Shabeelle waxa ay saameyn ku yeelatay isku socodka magaalada Jowhar iyo qaar kamid ah tuulooyinka hoosyimaada,waxaana taa ay keentay in la isticmaalo doomo shaqo abuur u noqday tiro dhalinyaro ah.
Warbixintaan waxaa soo jeedinayo:- Maryama Sheekh Cabdi