Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle Oo ku Baaqday In La garab Istaago Beeraleyda.

0
167

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalmihii ugu danbeeyay magaalada Jowhar ee Caasimada Dowlad Gobaleedka Hirshabelle waxaa ka socday shir udhaxeeyay iskaashatooyinka beeraha iyo wasaarada beeraha iyo waraabka Hirshabelle waxaana looga hadlayay caqabada heysto beeraleyda iyo sidii loo tayeen laha wax soo saarka beeraha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here