Cuduro ka Dhashay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle Oo Saameyay Tuulooyin Hoosyimaada Magaalada Jowhar.

0
159

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cuduradan kadhashay biyha haraadiga ee ku jiro mudada bilooyinka agagaarka tuulooyinka ayaa Sababay cunno yaraan  iyo nafaqo dari ka dhalatay biyahaasi.

Maxamed Cali oo degan tuulada libiga ayaa radio- isnaay u sheegay cudurrada ka jira tuulada .

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here