Shaxda Ay Arsenal Kaga Hor Tagi Karto Leeds United Kulanka Caawa.

0
230

JOWHAR (Radio isnaay) Kooxda Arsenal ayaa la ciyaari doonta kooxda Leeds United kulan adag oo ka tirsan tartanka Carabao Cup-ka kulan ka dhici doona garoonka Emirates Stadium.

Arsenal ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo qaab ciyaareed cajiib ah ku jira sidoo kale kalsooni buuxda oo guulo muhiim ah gaadhay kulamadii ugu dambeeyay.

Dhanka kale Leeds United ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo doonaya in ay Arsenal ka reebaan tartanka Carabao Cup-ka.

Tababare Mikel Arteta ayaa la filayaa in uu is badal ku sameeyo shaxdiisa waliba nasiyo xiddigaha muhiimka u ah kooxdiisa ka hor kulanka Leicester City ee adag.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here