JOWHAR (Radio isnaay) Waxgaradka Tuulada Shamiito ee duleedka Magaalada Jowhar ayaa sheegay in haatan tuuladooda ay ka jirto xaalad nolaleed,waxa ayna maamulka Hirshabelle ka codsadeen in gurmad lagaarsiyo.
Warbixintan waaxaa soo jeedineyso:- Maryama Sheekh Cabdi