Mid Kamid ah Hooyooyinka Jowhar oo kamid Noqotay Shaqaalaha Diyaaradda  Maandeeq Air ee Magaalada Jowhar.

0
137

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Haweeyneeydan oo ah hooyo ku nool magaalada jowhar, ayaa noqotay Haweeyneeydii ugu horeeysay ee la shaqeeysa Shirkadaha Diyaaradaha ee Kahowlgala Magaalada Jowhar tan iyo Markii la dhisay Maamulka Hirshabeelle  waxaana ay Shaqo wadaag yihiin  3dax rag ah iyadoo  ugu baaqday in  gabdhaha soomaaliyeed ay layimaadaan adkeysi  iyo ka Go,naasho Maadama ay qaban karaan waxyaabaha Ragga qabtaan inta diinta u,ogoshahay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Sheikh Cabdi.

 

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here