Xarun Waxbarasho oo Laga Hirgaliyay Deegaan Hoostaga Degmada Warsheikh oo Xariga Laga Jaray.

0
183

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabad Xariga looga jarayay Xarun Waxbarasho oo laga hirgeliyay Deegaanka Boonyeershe oo ka mid ah deegaanada hoostaga Degmada Warsheikh ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa waxaa ka qeyb galay  Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Hirshabeelle kan Degmada Iyo Qeybaha ka Duwan  ee Bulshada .

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : –  Cabdiwali Axmed Hilowle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here