Wajiga Koobaad ee Mashruuca Marwo Caafimaad Oo Laga Daahfuray Magaalada Baladweyne

0
175

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasarada caafimaadka dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa wajiga koobad ee branaamijka marwo cafimaad ka daahfurtay magalada Baladweyne ee xaruunta gobolka Hiiraan,waxaana Haweenkan loo furay tababarka laga soo kala xulay Baladweyne iyo Buulaburde.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : –  Xaliimo Cali Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here