Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaleedka Hirshabelle waxaa maalmihii lasoo dhaafay ka da’ay roobab waaweyn waxaana roobabkaasi ay saameyn ku yeesheen qaar kamid ah xaafadaha magaalada,iyadoona dadka xaafadahaasi degan ay maamulka ka dalbanayaan in loo gurmada.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abukar Cabdiraxmaan.