Jowhar – ( Radio Isnaay ) Guddoomiyaha degmada Jowhar ee Caasimada Hirshabelle Cusmaan Maxamed Mukhaar Baarey ayaa faray dhamaan hey’adaha kala duwan ee ka howlgalo gudaha in boorarka ay ku qoraan Af-Soomaali si bulshada u wada fahanto.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim