Mashruuca Marwo Caafimaad Oo Wajigiis Kowaad Laga Fulinaayo Magaalada Jowhar Ee Caasimada Hirshabeelle

0
240

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ujeedada barnaamijka marwo caafimaad ayaa ahaa kadib markii lasameeyay cilmi baaris lagu ogaaday dhibaatada  soo gaara haweenka uurka leh iyo carruurta .

Waxaana  gobalka shabellaha dhexe laga fulinayaa wajigiisa koowaad degmooyinka jowhar,balcad iyo tuulooyinka ku xeeran.sida ay sheegtay madaxa mashruuca marwo caafimaad  Drs faadumo Cabdulle Hilowle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here