Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida oo Maanta la caleema saarayo

0
188

JOWHAR (Radioisnaay) Golaha 6aad kal-fadhigiisa 1aad ee dowlad degaanka Soomaalida ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu ka furmo Magaalada Jigjiga , iyada oo la caleema saarayo  Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cagjar.

Shalay waxaa Magaalada jigjiga gaaray wufuud ka socotay Somaliland oo ay kala hoggaminayeen Madaxweyne kuxigeenka Somaliland iyo Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun ayna qeyb ka ahaayeen Xildhibaano iyo Odayaal Dhaqan.

Dhinaca kale waxaa Gordhow gaaray Magaalada Jigjiga gaaray Madaxweynaha Deegaanka Oromiya Shimalis Abdisa, waxaana garoonka diyaaradaha ee Garaad Wiil-waal ku qaabbilay  Madaxweynaha DDS, Mustafe Muxummed Cumar& mas’uuliyiin kale.

. Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cagjar ayaa waxaa uu dowlad degaanka Mamuli donaan 5-ta sano ee soo socota, waxaana Maanta siweyn loo adkeeyay ammaanka Magaalada Jigjiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here