Ururada Dhalinyarada Iyo Haweenka Gobalka Oo Codsi u Jeediyay Maamulka Dowlada Hoose Ee Jowhar .

0
231

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Haweenka iyo dhalinyaradda gobalka shabellaha ,ayaa ka codsaday maamulka dowladaha hoose in la helo agabkii dib loogu soo cellin lahaa bilicda magaalada jowhar Ururada Haweenka iyo dhalinyaradda ayaa lafdhabar u ah bulsho kasto ,Si looga fogaado qashinka waa in la helaa wacyigalin buuxda .

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here