Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Maamulka Gobalka Hiiraan ee dowlad gobaleedka Hirshabelle ayaa magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ka daah furay Mashaariic hormineed kuwaa oo magaalada Baladweyne looga hirgelinayo buundooyin iyo biyo xireeno.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan