Wasaarada Beeraha Hirshabelle Oo Beeraleyda Ugu baaqday in ay Ka Faa’ideystaan Roobka Dayrta

0
189

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Wasiir kuxigeenka Wasaarada beeraha iyo Wareebka dowlad gobaleedka Hirshabelle Maxamed Bashiir Qaasim Daqare oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Jowhar ayaa beeraleyda deeganada Hirshabelle ugu baaqay in ay faa’ideystaan Roobka dayrta ayna bilaabaan tacabka beeraha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here