Hilib yari laga Dareemayo Seyladaha Hilibka ee Magaalada Jowhar.

0
369

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kadib Curashadii Roobka Deyrta ee ka Bilowday Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle waxaa Seyladaha Hilibka ee Caasimadda Hirshabeelle laga Dareemaya Hilib yari Taas oo Saameyn ku yeelatay Bulshada Deegaanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here