Beeraleyda Magaalada Jowhar oo Bilaabaya Tacabka Xilliga Deyrta.

0
220

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – inta Badan Dhaqaalaha Gobolkani Shabeelle dhexe ayaa ku Tiirsan Wax soo Saarka Beeraha iyo Dhaqashada Xolaha Waxaana Xilligan oo Kale Bulshada Beeraleyda ah ee Magaalada Jowhar ay Bilaabaan Diyaar Garowga Tacabka Beeraha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here