Xirfadle Cagafta Beeraha lagu Qodo ku Farsameeyay Magaalada Jowhar.

0
144

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xasan Cali Caddoow waa 52 Sano jir in ka baddan 30 sano ahaa makaanig weyn oo  garaash yar ku leh magaalada jowhar.

Xasan wuxuu sameeyay makiinooyin macmal ah gaar ahaan cagaf cagafta Beeraha Lagu Qodo taasi uu rabi ku manaeystay,radio isnaay ayuu uga waramay sida ay ugu suuro gashay Arintaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here