Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maanta oo Talaado ah ayaa waxaa la filayaa in Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ inay ku dhawaaqdo natiijada kiiska dacwadda Badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.