Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Beeraleyda Ugu Baaqay In Ay Xoogga Saaraan Wax Soosaarka Beeraha.

0
480

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiye ku xigeenka maamulka iyo maareeynta gobalka shabeellaha dhexe  Cali Ibraahim Beesh ayaa ugu baaqay beeraleeyda gobalka shabeellaha dhexe in ay  ka maarmaan  hey,addo shisheeye oo ay sameeystaan isku tashi ,taasi oo  dib usoo cellinkarta kalsoonida beeraleeyda iyo sare,uqaadidada waxsoosarka gobalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here