Shacabka Caasimadda Hirshabeelle oo Rajo Wanaagsan ka Muujiyay Isku socodka Wadooyinka Jowhar iyo Muqdisho.

0
144

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxa hadda dib u furmay wadad xiririsa magalada muqdisho iyo jowhar taaso in mudo ah uu jaray fatahaadaha uu sameyay wabiga shabelle kazoo hakad geliyay isku socodka gadiidka qaada rashiinka qutul daruuriga ah iyadoo ay circa isku shareertay qimaha lakala iibsado maciishadaha kala duwan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here