Hirshabeelle oo ku Baaqday in la Caawiyo Qoysaska kasoo Barakacaaya Magaalada Laascaanood.

0
136

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyadoo maalinimadii shalay magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ay gaareen qaar kamid dadkii dhawan Soomaaliland ay kasoo saartay magaalada laasacaanood ee maamulkaasi ayaa wasiirka wasaarada Dib Uhishiisiinta iyo Dib udajinta Hirshabeelle Cbdikariim Cali Nuur uu qeybaha kala duwan ee Bulshada reer Hirshabeelle ugu baaqay in ay soo dhaweeyaan una gurmadaan dadka soo gaaray deegaanada Hishabelle ee ka yimid laasacaanood.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here